UK oo dalkeeda ka Mamnuucday Urur Islaami ah Fariina u dirtay taageerayaasha Ururkaasi

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain, Priti Patel, ayaa Jimcihii sheegtay inay mamnuucday kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas, tallaabadaas oo ka dhigtay mawqifka UK ee ku aadaan maamulayaasha Marinka Gaza inay la jaanqaadeyso go’aankii Maraykanka iyo Midowga Yurub. “Xamas waxay leedahay awood weyn oo argagixisanimo, oo ay ku jiraan inay helaan hub aad u ballaaran oo casri ah, … Continue reading UK oo dalkeeda ka Mamnuucday Urur Islaami ah Fariina u dirtay taageerayaasha Ururkaasi